Home / Wararka / Dad la dilay iyaga oo dukanaya Salaada Ciidul Fidri “SAWIR

Dad la dilay iyaga oo dukanaya Salaada Ciidul Fidri “SAWIR

Aqristey0

Ku dhawaad sideed ruux ayaa la dilay kadib markii kooxo hubaysan ay rasaas ku fireen banaanka masjid  ku yaala magaalada Quetta ee dalka Pakistan, maalmo ka dib.

Dad gaaraya 15 ruux oo kale ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen weerarka, kaasi oo dhacay in dadka Muslimiin Sunni ah ay dukanayeen salaada ciidul Fidri xiligii ay qoraxda soo baxaysay.

Rasaasta ayaa haleeshay gaariga Ali Madad Jatak, oo ah wasiir hore oo ka tirsan xisbigii shacabka Pakistan, laakiin waxaa la sheegay inuusan ku dhaawacmin.

asd

Maalintii shalay daraasiin dad ah ayaa ku dhintay weerar qarax ah oo ka dhacay magaalada Quetta ee dalka Pakistan

Weerarkii ugu dambeeyay ee maanta dhacay ayaa la sheegay inay ka dambeeyeen afar ruux oo aan la garanaynin, waxaana ay la damacsanaayeen rasaasta wasiirkii hore oo salaada ciida ku jiray, marka loo eego  hadal lagu daabacay Dawn News website.

Ma jirto koox sheegatay weerarka inay ka dambeeyay.

Share on Facebook

About ganaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Scroll To Top